Winamp Logo
Kabasho Cover
Kabasho Profile

Kabasho

Somali, Personal health, 1 season, 51 episodes, 1 day, 2 hours, 41 minutes
About
Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨?
Episode Artwork

Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety

Weligaa ma dareentay in baqdin\cabsi ba'ani ku hadhayso marka aad is tiraahdo dadka dhexgal, madal tag ama meel lagaaga yeedho ay dadku ku badanyihiin? xilqaddan waxaad ku fahmaysaa meesha cabsidaasi kasoo unkamayso iyo qaababka aad u dumin karto ee uga xoroobi karto.   Dhagsi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
6/17/202236 minutes, 31 seconds
Episode Artwork

Hordhac;Trailer

Waa maxay ujeedka aan u soo tebinayo taxanaha kabasho? --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
1/15/202252 seconds