Winamp Logo
Awoodpodcast Cover
Awoodpodcast Profile

Awoodpodcast

Somali, Finance, 3 seasons, 8 episodes, 1 hour, 20 minutes
About
“Awood” is a Somali word meaning Strength. Awood podcast is a Social Entrepreneurship & Innovation Podcast by RiseUp, weekly hosted by senior east African entrepreneurs, CEOs, government officials, financial institutions, startups, small -business incubators and business experts by shedding lights on social entrepreneurship, business challenges and experiences of running, growing, and sustaining successful businesses.
Episode Artwork

Waa maxay cryptocurrency?

Maadaama ay dunidu u sii guurayso dhanka digitalka ah, waxa aynu xalqaddan isku kor taagaynaa waxa ay tahay lacagta digitalka ah ee Cryptocurrency ga, qaybaheeda, iyo fursadaha iyo caqabadaha ku gadaaman. Waxa innoogu casuuman Eng Abdifatah oo kammid ah dhallinyarada deegaanka ee ku fooggan arrimaha digital ka ah. Kalkii sadexaad
9/25/202321 minutes, 35 seconds
Episode Artwork

Soo koobidda buugga "Nafsadda lacagta"

Buugga "The Psychology of money" ee Morgan Housel waxa uu ka sheekaynayaa habka ay hantidu u shaqayso iyo faa'iidadeeda, iyo aan kuba daro e talooyin dhaqaale oo dhaxal gal ah. Maadaama oo uu buuggu aad u dheeryahay tani waa soo koobidda darsigiisa. Kalkii sadexaad
8/26/20234 minutes, 10 seconds
Episode Artwork

Lacagta iyo wakhtiga

Maadaama dadku ay wada sacaado ama badhaadhe doon yihiin, dadkuna ay kala dookh duwan yihiin, waxa jira hal wax oo ay ka siman yihiin, waa rabitaanka xakamaynta nolosha ama wakhtigooda; taasna hantida ayaa bixisa. Kalkii sadexaad
8/19/20234 minutes, 2 seconds
Episode Artwork

Saamaynta maalinle ee ay Technologyaddu ku leedahay nolosheenna.

Maadaama nolosheenna oo idil ay ku gadaaman tahay technologyaddu waxa aynu isku dayaynaa xalqaddan in aynu ku kor joogsanno dhowr qodob oo caddeynaya saamaeynteeda. Kalkii sadexaad
6/26/20236 minutes, 5 seconds
Episode Artwork

Xirfadaha iyo dunida maanta.

Maadaama dunida oo idil ay u wareegtay dhanka technologyada, iyo xirfadaha fudud, waxa aynu xalqaddan ku faaqidoonaa xirfadaha iyo dunida maantaKalkii sadexaad
6/24/20238 minutes, 7 seconds
Episode Artwork

Islaamka iyo ganacsiga. 2

Xalqaddi labaad ee taxanaha islaamka iyo ganacsiga. Kalkii sadexaad
5/26/202310 minutes, 32 seconds
Episode Artwork

Islaamka iyo Ganacsiga

Islaamku waa Diin dhammaystiran oo dhinacyada nolosha oo idil wada hagaysa, haddaba xalaqaddeenani waxa ay innoo ifin doontaa Islaamka iyo aragtidiisa Ganacsiga. Kalkii sadexaad
5/18/202311 minutes, 56 seconds
Episode Artwork

Ujeeddooyinka soonka

Xalqad gooni ah oo ku saabsan u jeeddooyinka soonkaKalkii sadexaad
4/26/202314 minutes, 29 seconds